Maanta

Maanta

 

Agosto 10 (Jowhar)— Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay xubinimada Baarlamaanka Gobolka Minnesota, gaar ahaan degmada 60-B, iyadoo ka guuleysatay haweeneydii mudada dheer ku fadhisay kursigaas oo lagu magacaabo Phyllis Kahn.

Doorashadan kursiga xubinimada Baarlamaanka Gobolka Minnesoto ee degmada 60-B ayaa waxaa ku tartamayay saddex musharax oo kala ahaa Ilhaan Cumar, Mohamed Nuur oo labaduba ahaa Soomaali iyo Phyllis Kahn oo horay kursigaas ugu fadhisay.

Be the first to comment on "Maanta"

Leave a comment

Feedback?