GAAR KA MID 550 XILDHIBAAN EE BARLAMAANKA KU MEEL GAAR SOOMALIYEED OO BILAABAY INEEY SHEEGTAAN SULDAAN IYO UGAAS AYAGOO CABSI KA GAABO DOORASHADA CUSUB EE BARLAMAANKADGMK OCTOBER 20, 2011

October 29 | Posted by ibbaba | Wararka maanta

BESHA SILCIS GORGAATE HAWIYE WAXEEY CANBAARAYN U JEEDINAAYAAN XILDHIBAAN MAXAMAD AWAYS AXMAD SULDAAN BEENABUUR AH ISKU MAGACAABAY XILDHIBAAN CALI YUSUF CISMAN ISNA INA ADEERKIIS UGAAS BEEN AH U MAGACAABAY WAA IN LAGA QAADA KURSI BEESHA SILCIS EE BARLAAMANKA KMG. Sawiirka Suldaanka Asaliga ee Beesha Silcis 1. SIDA LAGA WARQABO WEBISYO BADANNA AY KUU SOO BAXDAY WAXAY BISHIISEPTEMBER 16KII QABATAY SHIR LOO DHAMMAA AYNA KA SOO BAXEEN GOAAMO QAALI AH OO MIDEYNDA BEESHA IYO HORUMARINTA BEESHU TAABANYEY,... Read more

Warbixin ku saabsan sharciga cusub ee la shageey in lagu soo rogay soomaalida Malaysia & Hayadda Mercy Malaysia oo gaartay Soomaaliya & halkee eey ku danbeysay lacagtii laga aruurirya soomaalida Malaysia.

August 28 | Posted by ibbaba | Wararka maanta

Waxaa jiray sharci soo baxay koowdii bisha Aug 2011, Sharcigaas ayaa amraya in dhamaan ajaanibta sharici darada ku joogto Malaysia ineey... Read more

August 22 | Posted by ibbaba | Wararka maanta

Dowladda Sarbia ayaa sheegtay inay ciidamo usoo direyso wadanka Somaaliya si ay uga qeyb qaataan howgalka ciidamada AMISOM ay ka wadaan Soomaaliya.... Read more

Xaaladda Diinsoor oo ka soo raynaysa

August 20 | Posted by aayow | Wararka maanta

Odayaal ka socda deegaanka Dooy shir ku yeeshay Lowisheri ayaa sheegay in loo baahanyahay dedaal dheeraad ah loogu gurmanaya dadka abaaruhu waxyeeleeyeen... Read more

Tayyib Erdogan oo tegey Muqdisho

August 20 | Posted by ibbaba | Wararka maanta

Ra’iisal Wasaaraha Turkiga, Recep Tayyib Erdogan, ayaa ka degey caasimadda Soomaaliya, Muqdisho, si uu u muujiyo baahida loo qabo in kordhiyo gurmadka... Read more

Koonfuta Suudaan oo ciidan nabad ilaalin ah u diraysa Soomaaliya

August 19 | Posted by ibbaba | Wararka maanta

Dowladda Koofurta Suudaan oo dhowaan xurnimadeeda qaadatay ayaa ku deeqday in ay ciidan nabad ilaalin ah u dirto Soomaaliya, isla markaana ay... Read more

MARAYKANKA OO ISU DIYAARINAAYA FARAGELIN UU KU SAMEEYO SOMALIYA 13-08-2011

August 13 | Posted by diinsoor | Wararka maanta, Wararka Somaliya

Maamulka Madaxweyne Obama ee dalka Maraykanka ayaa sheegay inuu diyaar garoobayo faragalin Militry oo uu Soomaali ku sameeyo si gar gaarka bini’aadanimo... Read more

KHILAAFKA AL-SHABAAB OO XASAN DAHIR SHEEGAY MUXUU KU SALEEYAY 13-08-2011

August 13 | Posted by diinsoor | Wararka maanta, Wararka Somaliya

Diinsoor.com, Xasan Dahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka dhawaajiyay inuu jiro khilaaf ka dhex taagan... Read more

DHAQDHAQAAQA AL-SHABAAB EE AFGOYE 12-08-2011

August 12 | Posted by diinsoor | Wararka maanta, Wararka Somaliya

Diinsoor.com} Tan iyo markii ay Xarakada Al Shabaab iskaga baxday magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxay dhaq dhaqaaqyo xoog leh ay... Read more

DHUL-BOOBKA OGAADEEN EE 2011 HALKUU KU DANBAYN 12-08-2011

August 12 | Posted by diinsoor | Wararka maanta, Wararka Somaliya

Diinsoor.com }Iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa Raaskambooni oo wada ah Ogaadeen, ayaa xalay iska hor imaad ku... Read more

SAWIRKA MAANTA IYO AMIN-ARTS

August 10 | Posted by ibbaba | Wararka maanta, Wararka Somaliya

... Read more

DAGAAL HADDA KA QARXEY ISGOYSKA SANCA 10-August 2011

August 10 | Posted by ibbaba | Wararka maanta, Wararka Somaliya

War Deg-Deg Ah, Oo hada nasoo gaarsiiyay Wariyaheen Diinsoor.Com ee Muqdisho ayaasoo sheegayaa in dagaal uu ka qarxay  Isgoyska Sanca ee Degmada... Read more

Dukaamo Soomaali oo lagu bililiqeystay waqooyiga London

August 9 | Posted by ibbaba | Wararka maanta

Magaaladatan London bartamaha xaafadda dhinaca waqooyi ku taal ee Tottenham ayaa weli xiran kadib xalay markii halkaasi rabshado ay ka dhaceen. Ooxaha waxbaara... Read more

Al-Shabaab oo ciidamadeeda kala baxday magaalada Muqdisho

August 6 | Posted by ibbaba | Wararka maanta

Kaddib dagaalo xalay saqdii dhexe ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sababay in Xarakada Al-Shabaab ay ciidamadeedii kala baxdo degmooyinka gobolka Banaadir oo... Read more

Dhulgariir ka dhacay Somaliland

August 3 | Posted by ibbaba | Wararka maanta

Magaalooyinka Hargeysa, Boorame, Gabilay, iyo Wajaale ayaa habeenkii xalay ahaa laga dareemay dhulgariir aan khasaarihiisa wali la ogeyn. Magaalooyinka Hargeysa, Boorame, Gabilay, iyo... Read more

Mareykanka oo u dabacsanaaday Hey’adaha Gargaarka

August 3 | Posted by ibbaba | Wararka maanta

Dowladda Mareykanka ayaa dabcisay mowqifkeeda hey’adaha gargaarka ee ka hawlgala goobaha ay al-Shabaab ka taliso. Maamulka Obama ayaa muujiyay in hey’adaha samafalku... Read more

Xusni Mubaarak oo maxkamad la soo taagay

August 3 | Posted by ibbaba | Wararka maanta

Madaxweynihii hore ee Masar Xusni Mubaarak, ayaa la horkeenay maxkamad ku taalla magaalada Qaahira halkaasi oo dacwad lagu qaadayo.Waxaa la keenay goobta... Read more

AMISOM oo qiratay khasaarihii ka soo gaaray dagaallada ay kula jiraan Al-Shabaab

August 3 | Posted by ibbaba | Wararka maanta

Taliska Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay qasaaraha kasoo gaaray dagaallada maalmihii u dambeeyay... Read more

Xildhibaan toogasho lagu dilay

August 1 | Posted by ibbaba | Wararka maanta

Kooxo hubaysan ayaa magaalada Muqdisho waxaa ay ku dileen mid ka mid ah Xildhibaanada barlamanka KMG Soomaaliya. Sida la xaqiijiyey Kooxo ku... Read more

Maamulka degmada Diinsoor oo la wareegay guryo ay leeyiniin dad u dhashay degmada oo ka trirsan dawladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya

December 19 | Posted by ibbaba | Wararka maanta

Wararka ka imanaya degmada Diinsoor ayaa sheegaya in maamulka ka jira degmada uu go’aamiyey in lala wareego hanti ay leeyinihiin dad ka... Read more

RAMADAAN KARIIM

August 3 | Posted by ibbaba

... Read more

Kulan sannadeedkii jaalliyadda Dooy oo ka dhici doona Villa Dooy ee Ilford – London 31/12/2010

December 17 | Posted by ibbaba

Bishii June ee 2010 ayaa waxaa kulan ballaaran isugu yimid dhammaan jaalliyadda... Read more

Proff. Cabdalla Cumar Mansur oo ka hadlaya asalka Af-Soomaaliga

December 15 | Posted by ibbaba

Prof. Cabdalla Cumar Mansuur waa khabiir aqoon cilmiyeed u leh dhaqanka iyo Af... Read more

Warbixinada sirta Maraykanka ee la daabacay

December 9 | Posted by ibbaba

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya daabacadii kumanyaal warbixino dimlomaasiyiinta maraykanka... Read more

Qaxootiga Soomaalida oo lagu xadgudbo gudaha Kenya

December 9 | Posted by ibbaba

Hay’adda Amnesty International, ayaa dhaleecaysay qaxootiga Soomaalida sida loola dhaqmo gudaha dalka... Read more

Shirweynihii Guddiga fulinta Qowmiyadda Aw-Digil UK oo lagu qabtey Birmingham,UK.

December 9 | Posted by ibbaba

Taariikhda 05/12/10 Waxaa shir aad u ballaaran oo muhiim ah ka dhacey magaalada... Read more

Soomaaliya oo loo soo celiyay safaaradda Nairobi

December 9 | Posted by ibbaba

Maxkamad ku taalla magaalada Nairobi ayaa maanta xukuntay in gurigii safaaraada Soomaaliya... Read more

Content Protected Using Blog Protector By: PcDrome.
Powered by WP Symposium - Social Networking for WordPress v0.62.2